Somaliland oo loo aqoonsaday mid ka mid ah kuwa ugu xorriyadda badan

Somaliland ayaa loo aqoonsaday inay ka mid tahay dalalka Geeska Afrika ugu xorriyadda badan sida ay sheegtay hay’adda Freedom House oo ah hay’ad qiimeesa xaaladda xorriyadda ee dalalka caalamka. Sida ay Somaliland uga go’an tahay dimuqraadiyadda, xuquuqul insaanka iyo ku dhaqanka sharciga.