Musharraxa Madaxweyne Xigeenka Waddani oo lagu soo dhaweeyay Degmada Dila

Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka Xusbiga Waddani Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay Degmada Dila ee Gobolka Awdal halkaasoo uu ka furay Xafiisyo