Hargeysa oo aas Qaran loogu sameeyay Suldaan Barre

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo maanta lagu aasay Xabaalaha Masalaha ee Duleedka koonfur galbeed ee Hargeysa.