Meydadka 84 shaqaale Caafimaad oo laga helay Khan Younis.

Kadib bixitaanka Israel Tirada meydadka shaqaalaha ambalaasta ee laga helay Khan Younis ilaa hadda waxay marayaan 84,.

Shaqaalaha difaaca madaniga ah ayaa meydad ka soo saarayay burburka hoostiisa ka dib markii ciidamada Israel ay isaga baxeen koonfurta magaalada Gaza, taasoo keentay burbur baahsan ka dib bilo ay Israel weeraro iyo dagaalo ba’an ku qaadeen.