Masuuliyiinta cusub ee Madaxweynaha Somaliland magacaabay maanta

1.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Axmed Abokor Maxamed

2.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka  Cabdiraxmaan Maxamed Muxumed, horena u ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha

3.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Nafiisa Maxamuud Shirwac

4.Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Meecaad Cabdillaahi Diiriye

5.Agaasimaha Guud ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Mustafe Cabdi Ciise (Shiine)

6. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maalgashiga iyo Wershadaha, Cabdikariim Aadan-cadde, horena u ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta..

7.Guddoomiyaha ee Komishanka Tamarta Xasan Sh. Maxamuud Suufi

8.Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Axmed Cali Cabdi.