Xisbiga Waddani oo ka biyo-diiday Ciidammada Madaniga


“Muusow iscasil oo talada ku wareeji cid dalkan doorasho gaadhsiisa, mar haddii Ciidanka Qaranka xaaladdiisa la arkayo, mar haddii dhaqaalihii dalku burburay, mar haddii siyaasaddii arrimaha dibaddu aanay jirinba oo dal aynu maanta saaxiib nahay jirin.
Xisbiga WADDANI qiimo kasta oo ay ku tegayso sinaba uma aqbalayo in Muuse iska sii fadhiyo, wuxuu kacdoonnada dalka ka socda ka raadinayaa cimri dherer…”
Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI Maxamed X Yuusuf Waabeeye

Halkan ka daawo khudbadda Guddoomiye-xigeenka Waddani oo dhammaystiran.