Ajandayaasha Horyaalla Kal-fadhiga 13aad ee Golaha Deegaanka Berbera

Berbera-(Berberanews)-Mudaneyaasha Golaha Deegaanka ee Demada Berbera ayaa maanta xarunta Dawlada Hoose ee Demada Berbera ku yeeshay kalfadhigii 13aad fadhigiisii 1aad.

Kalfadhigan waxa shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha deegaanka ahna Duqa Degmada Berbera Md.Cabdishakuur Maxamuud Xasan.

Kalfadhigaas oo ka koobnaa 3 qodob oo ay golaha deegaanku ay ka doodayaan qodobada kala ah:

Golaha Deeganka Berbera Ayaa Maanta Yeeshay Kalfadhigii 13aad Fadhigiisa Koowad  Ee Golaha Deeganka

Ajandayaasha  Kalfadhiga Ayaa Kala Ah .

1.  Warbixin Sanadeedka Golaha

  1. Shaqaalaha Caafimadka iyo Waxbarashada sidii loogala Xaquuq dhigi Lahaa Shaqaalaha Dawlada Hoose Berbera .
  2. Dhismayaasha laga dhisaayo dhulka jooggiisu ka hooseeyo Bada.