“Suurtagal maaha in Laascaanood Xamar laga xukumaa” Faysal Cali Waraabe

“Hadalka wasiir Fiqi,  shalay kasoo yeedhay, wuxuu soo dadajinayaa sidii aannu xuduuudahayaga u gaadhi lahayn..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.