Siyaasi Fashiliyey Sababtii Goojacadde Ciidanka looga Soo Saaray iyo Arrimo Kale Oo Xasaasi ah

“Duullaanka Qorsheysan ee Somaliland Lagu Soo Qaaday Waa Mid Aan Kala Go’ayn Oo Joogto Ah, immikana waxa lagu socdaa…” – Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasi Ah.