Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday duleedka Hargeysa


Afar caruura oo walaalo ah ayay miino kula qaraxday degmada Laasgeel oo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex, iyadoo dhawaaca soo gaarayay uu ugu culusyahay wiil 8 jir ah sida uu sheegay Idiris Jaamac Yasiin oo ay walaalo yihiin.

Dhaawaca caruurtan waxa hadda lagu daweynayaa cusbitaalka Hargiesa.