Golaha Wakiilada oo ansixiyay digreetadii Madaxweynaha

Mudanayaasha Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa Cod ku ansixiyey Digreetadii Madaxweyne Biixi iyo mawqifkii Guud ee ay xambaarsanayd ee soo jeedintii Guddida dhexdhexaadinta Beelaha Habarjeclo.

48 mudane ayaa soo xaadiray
45 mudane ayaa ogolaaday
2 mudane ayaa ka aamusay
Cidina ma diidin
Gudoomiyuhuna muu codaynin