“Waxaan bayaaminaynaa in aanan Aqbalin Go’aammada”. Prof Samatar

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dedaaafeeyay go’aankii Guddida Beesha Habarjeclo ee khuseeyay doorashooyinka.

Halkan ka akhriso Go’aanka Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Hillaac Axmed Ismaaciil Samatar.