Madaxweynaha Somaliland oo tobabar u soo xidhay Ciidan tobabar dhammaystay

Hargeysa-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayas tababar usoo xidhay 530 (Shan Boqol iyo Soddon) askari oo tababar ku dhammaystay dugsiga Tababarka ee Madheera ee degmada Mandheera, kuwaas oo isugu jira Boolis, Asluub iyo dhallinyaro Shaqo qaran ah, kuwaas oo madaxweynaha hortiisa ku sameeyey gaardis iyo gaaddo-ka-ciyaar ay ku muujinayaan xirfadihii la baray muddadii ay carbiska ku jireen.