“Mucaarad iyo Muxaafidba Aan U Diyaar-garowno Xuduudkii Ingiriisku Inoo Dhigay” ~ Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha siddeedaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.