Darasalam: Shacab Gadoodsan Oo Qayla-dhaan U Dirsaday Madaxweynaha Somaliland

Shacabka ku dhaqan tuulooyinka hoos yimaadda degmada Daarasalaam ee gobolka Maroodijeex, ayaa oo markaliya sida fiinta uga qayliyay masuul loo magacaabay xilka guddoomiyaha degmadaas, taas oo noqonaysa markii saddexaad ee loo magacaabo.

Odayaasha, waxgaradka iyo waayeelka deegaanka balayga cas, beeyo baxday, maluugta, hora haadlay ayaa markaliya gaashaanka u daruuray magacaabista gudoomiye Ciise muuse axmed.