“Innamadu talo xumo ayay buurta ku tageen” Daahir Rayaale

Paris-(Berberanews)-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale kaaahin, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Somaliland ku sugantahay iyo Jabhadda Buurta Gacan-libaax.