Maxay Reer Somaliland Ka Barteen Hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi?

Maayirkii hore ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Cadami, ayaa sheegay inuu Shaqsi ahaan aaminsan yahay inay Shacabka Somaliland ay madaxweyne Muuse Biixi ka barteen inay iskood wax u qabsan karaan.