“Waxaan ka Raaligalinayaa Musharax Cirro Hablahayagii Erayada ku idhi..” Rooda C Muuse

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse ayaa raalligelin ka siisay musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi dhallinyaro ku shimbiro waaqlaysay Degmada 26ka June xilli uu ku gudo jiray indho indhaynta habsami u socodka kaadh qaadashada.

“Waxaan ka Raaligalinayaa Musharax Cirro Hablahayagii Erayada ku idhi Maalinti dhawayd.” Rooda Cabdi Muuse.