“Cabdirisaaq Khaliif Wasiirnimada Adigaa Qoray, Buugaaga Waxaad ku Qortayna Sax buu Ahaa” ~ Muj Geydh

“Cabdirisaaq Khaliif Wasiirnimada Adigaa Qoray, Buugaaga Waxaad ku Qortayna Sax buu Ahaa” ~ Mujaahid Axmed Cali Geydh oo Arrimo badan fashiliyey kaddib is-casilaaddii Cabdirisaaq Khaliif Axmed