Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somalia oo qiray Madaxbanaanida Somaliland

Somalia-(Berberanews)-Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa ka marag kacay qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland oo sheegashada Maamulka Xamar uu yahay mid waxba kama jiraan ah.