Mudaharaad ka dhacay Degmada Dila ee Gobolka Awdal

Dila-(Berberanews)-Mudaharaad ka dhan ah dilka Sarkaal ka tirsan ciidanķa Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa ka dhacay Degmada Dìla ee Gobòlka Awdal.

Midaharaadka ayaa ka dhashay sarkaal ka soo jeeda Dila oo askari ay ciidanka ka wada tirsanaayeen ui shalay ku dilay Degmada Saylac.