Xisbiga Kulmiye oo Madaxweyne u sharraxaya Maayir Mooge

Hargeisa-(Berberanews)-Xisbiga Talada haya ee Kulmiye, ayaa markii u horraysay daboolka ka qaaday inay Madaxweyne u sharaxayaan Maayirka Caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge.

Sida uu sheegay Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye, ayaa sheegay inay Maayirka Hargeysa u sharaxayaan musharrax Madaxweyne.

Halkan ka dhegayso hadalka ka soo yeedhay cabdiraxmaan Dheere.