Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Duleedka Berbera

Berbera News :-Alle ha u naxariistee Hal Qof ayaa Ku geeriyooday mid kalena waa ku dhaawacmay shil naxdin leh oo ka dhacay dooxa Daragodle ee duleedka Berbera

Labada baabuur ee shilka galay ayaa mid ka mid ahi gubtay iyada oo uu ku jiro qofka geeriyooday oo laga saari kari waayey Taas oo markii danbe cagaf ciid ku bakhtiisay dabkii baaburka ka dhashay

Qofka geeriyooday ayaa loo malaynaaa in uu yahay Ajaanib

Ku xidhnow Hoyga Wararka Ee Berbera News