Somaliland oo joojisay doodaha ka hor imanaya Diinta Islaamka

Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta JSL Ayaa joojisay Baahinta Doodaha,Waraysiyada War-bixinaha ka hor-imanaaya Dhaqanka,Anshaxa Suuban iyo Diinta