Dowladda Somalia oo dagaalka Laascaanood dusha ka saartay Garaadada

Dawlada Somaaliya ayaa Madax dhaqameedka
Gobolka Sool ku eedaysay inay ka danbeeyeen Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood”

“Madax-dhaqameedka Gobolka Sool ayay ka timi in Shacabka La qaxiyo oo la Barakiciyo Laascaanoodna Lagu Dagaalamo’

Marna kamay iman dhinaca masuuliyiinta Somaliland in Dagaal Laascaanood ka dhaco.

Raysalwasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa sidaa yidhi.