Shir Deg-deg ah Oo Laga Yeeshay Roobab Ka Da’ay Hargeysa

Dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Maamulka Degmooyinka Caasimadda, ayaa caawa kulan deg-deg ah ka yeeshay Roobab waaweyn oo maanta ka da’ay magaalada, waxaanay baaq u direen Shacabka oo ay uga digeen dhibaatooyin roobabka ka dhalan kara.