Hargeisa-(Berberanews)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Somaliland, ayaa farta ku fiiqday cidda iska leh masuuliyadda farsamo xummadda ku timi dhismaha Wadada Berbera Coridor ee roobabku soo saareen.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Somaliland, ayaa lagu sheegay inaan Wasaaradda iyo Hay’adda wadooyinku toona door aan korjoogtayn ahayn ku leeyihiin dhismaha wadadaas.
Halkan ka akhriso warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran.