DIAMON-KII LA DAYACAY (GARAAD JAAMAC GARAAD ISMACIIL)

Sida aan wada ogsoonahay garaad jaamac garaad Ismacil wuxu ka mid ahaa ismada somaliland ee gobolka sool oo ahaa diamond ay ka faa’iidaysan wayday dowlada somaliland hadaba dowlada somaliland way dayacday garaadka talooyinkiisina way qaadan wayday markii danbena gobolkii sool wuxuu ku danbeyey halka aynu uwada jeedno.

DUG LA’AANTA DAWLADA SOMALILAND EE [SULDAAN MAXAMED SULDAAN XASAN CALI JIBRIL ‘(SULDAANKA NABADA)

Waxaynu ogayn in madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo suldaan maxamed suldanka xasan cali jibriil ”Suldaanka Nabada” oo aha bud-dhigihii shirkii ceerigaabo qodabadii kasoo baxayna aan weli waxba laga fulin malaga yaaba in dowlada somaliland mar labaad ay diamond kale luminayso ay u eegtahay isagoo miisan wayn ku leh gobolka sanaag.