Xukuumadda Somaliland Oo Soo Saartay Go’aamo La Dul-dhigay Masaajiddada Dalka Bisha Ramadan

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh.Cabdirisaaq xuseen cali (Albaani) oo maanta soo saaray go’aamo la xidhiidha eedaanka salaadaha bisha Barakaysan ee Ramadaan.