Somaliland oo shuruuc kusoo rogtay imaamyada masaajidada

Xukuumada Somaliland oo kaadh aqoonsi ku soo rogtay Imaamyada masaajidada, qofki 30 daqiiqo khudbada jimacaha ka badiya ama arimo siyaasadeed kaga hadlana shaacisay inay kaadhka kala laabanayso.