Xisbiga Kulmiye Oo Birta Ka Aslay Siyaasi Danihiisa Ka Dhex Arkay Xiisadda Laascaanood

Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta xubinimadii guddiga fulinta iyo xisbigaba ka saaray Siyaasi Axmed Muumin Seed oo hore xilka Wasaaradda Beeraha uga soo qabtay Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.