Sool: Taliska Ciidanka Somaliland oo ka hadlay dagaal dhacay

Laascaanood(Berberanews)-Taliska Guud Ciidamadda Qaranka ee Goojacadde, ayaa ka hadlay dagaalka  Salaasadii shaaly ka dhacay deegaanka Laascaanood, sidoo kale waxay baaq u direen shacbiga Somaliland  ee k u sugan Magaalada Laascaanood.

Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland, ee Taliska Goojacade,  Sareeye Guuto Cabdi Cabdullaahi Xasan (Cabdi Dheere), isla markaana ah Hoggaanka hawlgelinta, ayaa warbixin uu siiyay weriyayaal ka socda warbaahinta qaranka  oo ku sugan Laascaanood uga waramay dagaalka Salaasadii shalay ka dhacay duleedka Laascaanood.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciidanka Qaranka eek u sugan Taliska Goojacadde, ayaa baaq u diray shacbiga Magaalada Laascaanood.

Muuqaalkan ka  Daawo Afhayeenka Ciidanka Qaranka iyo arrimaha uu ka hadlay.

https://fb.watch/i-0PZ5gHoy/

https://fb.watch/i-0PZ5gHoy/