“Reer Sool waxan leeyahay ma jirto wax nabad ka qiimo badan ” Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar.

“Reer Sool waxa aan leeyahay ma jirto wax nabad ka qiimo badan oo lagu noolaan karaa, qof aan gobolkiina ka soo jeedin yaanu taladiina idinla wadaagin” Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar.