“Annagu maamul gobleed ayaannu samaysanay” Maxamed Jabutaawi

Laascaanood-(Berberanews)-Ganacsade Maxamed Jabbuutaawi, oo ka mid ah Ganacsatada ugu waa weyn ee Laascaanood ayaa sheegay in ay samaysteen maamul gobolleed  gaar ah, isaguna yahay madaxweynaha ku meel gaadh ka ah ee maamulkaasi.

“Annagu maamul gobleed ayaannu samaysanay, Xasan Sheekh, baana noo madax Wayne ah, anna waxan ahay madaxwaynaha ku meel gaadhka ah, Waayo waxan kugu dhaama caqlibaan ku maamulayaa annigu nin noolbaan u talinayaa”

Halkan ka daawo