“Waxaanu Leenahay Habarjeclo iyo Garxajis Inta Qabyada Ah Hala Soo Dhameystiro” – Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal

“Waxaanu Leenahay Habarjeclo iyo Garxajis Inta Qabyada Ah Hala Soo Dhameystiro” ~ Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Oo Farriin Duco iyo Dar-daaran Xambaarsan u Diray Shacabka ku Dhaqan Ceel Afweyn