Somaliland ”Majirto dhibaato ay Soomaliland u geysatay xarumaha Dadweynaha Laascaanood”

Hargeysa-(Berberanews)-Xukuumadda Somaliland, ayaa warar been abuur ah ku tilmaantay inay ciidammada duqeyn u geysteen goobaha adeegga bulshada ee Laascaanood.