Somaliland Oo Ogolaatay Sharci Khatar Ku Ah Dalalka Aan La Aqoonsan

Hargeysa (BN)- Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka oo khilaaf ba’an ka dhex-abuuray golahaas.