Sool: Somaliland oo u digtay cid kasta oo siyaasad uga faaiidaysata shirarka DHaqan

Hargeysa-(Berberanews)-Nuxurka go’aamo cusub oo xukuumadda Somaliland ka soo saartay xaaladda Laascaanood iyo shirarka dhaqanka ee halkaas ka socda.