Xildhibaannada Baarlamanka Sool oo war-murtiyeed soo saaray

Xildhibaanada Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ee laga soo doortay goboladda Sool iyo Buuhoodle iyo xildhibaanadda Goleyaasha Deegaanka ee Magaalooyinka Laascaanood, Taleex, Xuddun iyo Buuhoodle, ayaa baaq ka soo saaray kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Laascaanood.