Berbera: Qodobo lagaga dooday kal-fadhigii 9aad ee Golaha Deegaanka

Berbera-(Berberanews)-Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Berbera ayaa xarunta dawlada hoose ee degmada Berbera ku yeeshay kalfadhigii 9aad, qodobada lagaga dooday kalfadhigaa waxay ka koobnayeen seddex qodob

1) Xeer-hoosaadka warshadaha ee degmada Berbera.

2) Baahiyaha Biyaha magaalada Berbera

3) Laydhka iyo wakhtiga xagaaga.