Ilhaan Cumar oo taageertay Howlgallada ka dhanka ah Alshabaab

Voa-(Berberanews)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo maalintii labaad booqasho ku joogta magaalada Muqdishu ayaa soo dhowaysay hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa hadalkan ka sheegtay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska ra’iisul wasaare Xamza.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.