Xukuumadda Somaliland Oo Ka Shirtay Qorshe Saamayn Ku Leh Mustaqbalka Dalka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirrada Wasaaradaha Xidhiidhka Goleyaasha iyo Cadaaladda, ayaa maanta furay Shir ballaadhan oo lagaga arrinsanayo Qorshaha Qaran ee horumarinta Maamul-wanaagga hay’adaha Dowliga ah.

Muuqaalka Hoose ka daawo Faahfaahinta Warkan iyo Hadallo ay shirka ka jeediyeen Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Xidhiidhka Goleyaasha iyo Cadaaladda ee Somaliland.