Ethopianka ku sugan Maraykanka oo la siiyay degannaansho ku meel gaadha

WASHINGTON —(Berberanews)-Dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Mareykanka ayaa dhawaan waxa ay codsan karaan xaalad ilaalin ku meel gaadh ah oo u oggolaaneysa inay Mareykanka si ku meel gaadh ah u sii joogaan.

Qorshahan oo ay ku dhawaaqday Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka bishii Oktoobar ayaa lagu wadaa inay dhaqan gasho maalinta Isniinta ah ee berri.

Warbxintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee AFP halkan ka dhegayso.

Dhegaysi wacan

Dhegayso