“Berbera markasta xaqeeda waa la hafrayoo lama sheego” Maayar Ciddin

Berbera(Berbera)-Maayarka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xassan, ayaa ku andacooday in markasta la xawiro xaqa magaalada Berbera. Isagoo sida ka sheegay Shirweynaha Horumarinta Caafimaadka