“Illaa ay Bulshada U Sheegaan inay Ka Noqdeen Go’aankoodii, wada-hadalku halkaasuu Yaalaa” ~ Xukuumadda Somaliland

Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Dr Abdiweli sh Suufi oo maanta warbaahinta Xafiiskiisa kula hadlay ayaa fariimo is barkan u diray xisbiyada mucaaridka somaliland isagoona ka hadlay xaalada taagan wakhtigan.