Guddoomiyaha UCID oo ka hadlay tallaabo ay qaadayaan

Bbc-(Berberanews)-Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa uu ka ekaa maalintii shalay aheyd, waa sida ay hadalka u dhigeenee.

Hasayeeshee golaha guurtida ee Somaliland ayaa madaxweynaha iyo xukuumaddaba ugu daray muddo laba sanadood ah, taas oo ay tahay inay doorasho ku qabtaan, arrintaas oo ay gaashaanka u daruureen labada xisbi ee mucaaradka ah, UCID iyo Waddani.

Khilaafka la xishiidha doorashada madaxtinimada ee Somaliland ayaa soo socday muddo bilooyin ah.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee mucaaradka ah, Faysal Cali Waraabe ayaa BBC-da uga warramay nuxurka go’aanka ay soo saareen iyo waxa ay ku tallaabsan doonaan.

https://www.bbc.com/somali/live/war-63607397?ns_mchannel=social&ns_source=twitter&ns_campaign=bbc_live&ns_linkname=637228b652314367adffd74c%26Feysal%20Cali%20Waraabe%20oo%20ka%20hadlay%20tallaabada%20xigta%20ay%20qaadi%20doonaan%262022-11-14T11%3A38%3A31.933Z&ns_fee=0&pinned_post_locator=urn:asset:8583df7a-f013-4606-91ac-1c1735e9ee5f&pinned_post_asset_id=637228b652314367adffd74c&pinned_post_type=share