Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Seexan Waayey Xildhibaan Barkhad Batuun

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici), ayaa sheegay inuu ilaa hadda Ka Seexan Waayey Hadallo dhaliilo ah oo uga yimi Xildhibaan Barkhad Batuun.