Xasaasi: Meelaha uu Somaliland Ka Soo Galay Xannuunka Xumadda Kaneecada Oo La Kashifay

 

Xasaasi: Meelaha uu Somaliland Ka Soo Galay Xannuunka Xumadda Kaneecada Oo La Kashifay

Arrintan waxa si qoto-dheer u lafo-guray siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo si gaar ah farta ugu fiiqay sababaha uu Somaliland u soo gaadhay xannuunka Xumadda Kaneecadu Sababto (Dengue Fever) Oo taariikh ahaan aan hore uga jirin ama ku yaraa Somaliland.