Boorama: Wacdarihii Ismuujinta 14 Urur-siyaasadeed Oo Cududda taageerayaashooda Soo Bandhigay

Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, ayaa maanta gudo-galay wejiga 2aad ee Kala Reebista Ururada, waxaanay magaalada Boorama ee gobolka Awdal ka bilaabeen madax-taabashada 1000-Qof oo taageerayaal ah oo looga baahan yahay 14-ka urur-siyaasadeed ee wejiga hore ka soo gudbay.

Ka daawo Muuqaalka Hoose qaabkii ay u dhacday madax-taabashada taageerayaasha Ururrada Siyaasadda