Akhriso Ajandaha Kalfadhiga 8aad ee Golaha Deegaanka Berbera

Berbera-(Berberanews)-Kalfadhiga 8aad Ee Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera, ayaa saaka si rasmiya uga furmay Xarunta Golaha Berbera.

Ajandayaasha ugu waaweyn ee Kal-fadhiga 8aad waxa ka mid ah curinta xeerarka Xeerka Nadaafadda iyo Bilicda magaalda, Curinta Xeerk Hoosaadka Wershadaha Degmada iyo Xeerka iskaashatooyinka.

Sidoo kale waxa ku jira wax ka bedelka Mashaariicda Horumarineed ee 2022.

Halka  ka akhriso.